Published On: Mon, Apr 2nd, 2018

Zlatan Ibrahimovic oo Goolkii ugu horeeyay ee Los Angeles Galaxy dhaliyay.

02 04 2018

Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goolkii ugu horeeyay kulankii ugu horeeyay uu u saftay kooxda Los Angeles

Weeraryahanka reer Sweden ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku soo bandhigay kooxdiisii ​​cusub ee  Los Angeles FC.

kulankaan wuxuu ku soo dhamaaday 4-3 oo ay ku badisay Los  Ibrahimovic  ayana dhaliyay goolka guusha wax yar ka dib markii uu badal ku soo galay ciyaartaan. 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved