Published On: Wed, Feb 21st, 2018

Wigan oo Manchester City ka reebtay koobka FA Cupka+SAWIRRO.

21 02 2018

Kooxda kubaad cagta Wigan Athletic oo xiligaan ka Cayaareysa Horyaalka heerka 3 aad ayaa Hogaamiye yaasha Horyaalka Premier League ee Manchester City waxa ay ka reebeen koobka FA Cupka dalka England.

Wigan Athletic ayaa 1-0 ku garaacday Manchester City oo uu Roose muran badan dhalisay ka qaatay Cayaaryahankooda Fabian Delph waxaana Garsoorihii kulankaan uu markii hore soo bixiyey Jaale balse waa badalay markii uu Cadaadis kala kulmay Cayaartoyda Wigan.

Manchester City ayaa Goolka laga dhaliyey daqiiqadii 79 aad waxaana ka dhaliyey Cayaaryahanka Will Grigg Goolkaas oo ay ka soo laaban waayeen si kasta oo ay kubada u dheeleen waxaana Taageerayaasha Wigan ay aad ugu dabaal dageen Guusha Taariikhiga ah ee ay ka Gaareen Manchester City.

Macalin Pep Guardiola ayaa la arkayey isaga oo aad uga dagaalamaya Go aankii uu Garsooruhu Roosaha ku siiyey Cayaaryahankiisa Fabian Delph waxaana qaybta hore markii ay dhamaatay rabshad muran laga soo sheegay Tunelka looga baxo garoonka balse weli lama xaqiijin waxa ka dhacay.

Sikastaba waxaa soo af jarantahay Riyadii Macalin Pep Guardiola ee ahayd in uu hal xili Cayaareed kuwada guuleysto afar koob waxaana uu hada xooga saari doonaa Sadex koob oo kale oo u hartay.

MATCH FACTS, RATINGS, DRAW AND MATCH ZONE

Wigan (4-5-1):

Wigan (4-5-1): Walton 7; Byrne 8, Dunkley 8, Burn 8, Elder 8; Massey 6.5 (Colclough 77), Powell 6.5 (Fulton 27, 7), Perkins 8, Power 8, Roberts 6.5 (Jacobs 55, 7); Grigg 8.5

Subs not used: Jones, Bruce, Hunt, James

Manager: Paul Cook 8

Goals: Grigg 79

Bookings: Massey 59, Fulton 69, Elder 71, Walton 84, Power 90

Manchester City (4-3-3):

Bravo 6.5; Danilo 6, Stones 5.5, Laporte 6, Delph 4; Fernandinho 7, D Silva 6 (De Bruyne 65, 7), Gundogan 6; B Silva 6, Aguero 6, Sane 6 (Walker 46, 5.5)

Subs not used: Ederson, Kompany, Zinchenko, Foden, Diaz

Manager: Pep Guardiola 6

Red cards: Delph 45

Referee: Anthony Taylor

RATINGS BY JACK GAUGHAN

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved