
Dhamaan bahda shabakaddan Cayaarahadunida.com gaar ahaan tifatiraha Maxamed Mukhtaar Sheikh , iyo Dhamaan Bahda ispoortiga Sweden iyo london oo isku duuban iyo halyeeyada magac iyo Maamuus ku leh isboortiga oo ku kala nool North America,iyo Yurub, Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Xaaji Cilmi Warsame oo dhawaan ku geeriyootay Magaalada kuwalalambur ee dalka maliesiya Maanta oo ay Taareiikhdu Tahay 06/09/12 waxa Ilaahay uga baryaynaa janadii fardawsa ahayd ka waraabiyee ayagana uu samir iyo iimaan ka siiyo.
AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin
SWEDEN
1) Bashiir Jeenyo
2) Maxamed Muuse
3) ibraahim Galbeyte
4) Xamdi Sheikh Axmed
5) Yoonis Galbeyte
6) Abuukar Deeqow (Boos Caato)
7) Abuukar Cabdulle (dhabarey)
8) Xasan Gella
9) Raage Meeryaa
10) Cabdirashiid Doobka
11) Low
12) Cabdi Hunguufo
13) Sacad Cumar Geedi
14) Cabdi Maxamuud Cabdulle(Cabdi Cadde)
15) Axmed Sabreye Gaabow
16) Wali Maallim Shaaciye
17) Feysal Makaraan
18) Afrax Dheere
19) Ciisa Dheere
20) Cabdull
21) Tariig Egoy
London
Waxaa Tacsi gaar ah u diray qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Garsoore Caalami Xaaji Cabdi Cilmi Warsame,Cayaaryahandii hore ee kooxda Horseed Maxamed Ismaacil (Xamaada)
1) Shiino Guhaad
2) Yuusuf yuusuf
3) Maxamed Buuwe
4) Xasan islow mahadale
) Maxamed Sheikh
6) Cabdicasiis Xaaji Giftin
7) Miski Cumar Cusmaan
8) Liil Aadan Shido
9) Shukri dhalbaas
10) Safiyo Nero
11) Naley
12) Daahir Cali Kulmiye
13) Cabdulqaadir Islow
14) Cabdi Axmed
15) Maxamed Xaaji Cali
16) C/qaadir Cali Geedi
17) C/qaadir Ciise Biyoole
18) Maxamed ismaaciil Cali Xamaada
19) C/Rashiid islow Cumar
USA
1) Dr. Cali Cusmaan Cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muse Arbow(Aweys Fuundi)
5)cabdulqaadir xasan cadde(Caydiid Jeenyo)
6)Jaamac Cali(Jaamacey)
7)Yuusuf Marshaale
8)Cabdicasiis Xaaji Giftin
9)Cabdicasiis Axmed Mahdi
10)Maxamed Muslimiin
11)Maxamed Cusmaan Loolow
12)Cumar Calasow Raaghe
13)Daahir Cusmaan Faarax(Daahir Gacamey)
14)Zakariya Maxamed Maxmuud(Baliila)
15)Tababare Cabdulqaadir Xaaji daahir(Sheekha)
16)Cabdihodan Afrax
17)Amin Caamir MMaxamed
18)Cabdulaahi Nuur Kolombo
19)Cabdulaahi Xirsi Cabdi
20)Axmed Nuur Maxamed xaashi(Seyga Ruushka)
21)Axmed Cabaas Busuri
22)Abukar Mxamed Mursal
23)Isaaq Jiley(Isaaq Dheere)
24)Sucaado Diiriye
25)Cabdijabaar IImaan
26)Abukar Maxamed Maxamuud(Abukar Shiino)
27)Cabdi Cali Warsame(Cabdow Cali)
28)Cabdulqaadir Khaliif Xirsi(Biini)
29) Cabdirisaaq Maxamed
30) Abukar Abshir
Waxaa diyariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh