Published On: Mon, Mar 11th, 2019

Sidee loo kala hoggaaminayaa haatan gooldhalinta horyaalka Premier League ee Waddanka Ingiriiska?

11 March 2019. 

Inta badan kulamadii 30-aad ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2018-19 ayaa la ciyaaray, iyadoo uu hoggaanka gooldhalinta horyaalka Serie A la wareegay Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Agüero, kaasoo leh 18 Gool iyo 6 caawin.

Inta badan kulamadii 30-aad ee horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2018-19 ayaa la ciyaaray, iyadoo uu hoggaanka gooldhalinta horyaalka Serie A la wareegay Weeraryahanka kooxda Manchester City ee Sergio Agüero, kaasoo leh 18 Gool iyo 6 caawin.

Mohamed Salah oo ka tirsan kooxda Liverpool, Pierre-Emerick Aubameyang oo u dheela Arsenal iyo Harry Kane oo u safta Tottenham ayaa ku jirta kaalinta labaad ee kala sarreynta gooldhalinta horyaalka Premier League iyagoo hal gool ka dambeeya Agüero, waxaana ay wadaagaan min 17 gool.

Waxaa kaalinta saddexaad ku jirta oo afartaas laacib ku soo xiga weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mané oo isna leh 16 gool.

Haddaba halkaan hoose ka eeg 20-ka ciyaaryahan ee ugu sarreeya haatan gooldhalinta horyaalka Premier League iyo caawinta ay sameeyeen illaa haatan:-

Sergio Agüero (Man City) 18 Gool iyo 6 caawin.

Mohamed Salah (Liverpool) 17 gool iyo 7 caawin.

Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal) 17 gool iyo 4 caawin.

Harry Kane (Tottenham) 17 gool iyo 4 caawin.

Sadio Mané (Liverpool) 16 gool iyo 1 caawin.

Raheem Sterling (Man City) 15 gool iyo 9 caawin.

Eden Hazard (Chelsea) 13 gool iyo 11 caawin.

Alexandre Lacazette (Arsenal) 12 gool iyo 7 caawin.

Raúl Jiménez (Wolves) 12 gool iyo 6 caawin.

Jamie Vardy (Leicester) 12 gool iyo 4 caawin.

Romelu Lukaku (Man Utd)  12 gool iyo 0 caawin.

Paul Pogba (Man Utd) 11 gool iyo 9 caawin.

Callum Wilson (Bournemouth) 11 gool iyo 6 caawin.

Son Heung-Min (Tottenham) 11 gool iyo 5 caawin.

Roberto Firmino (Liverpool) 11 gool iyo 4 caawin.

Gylfi Sigurdsson (Everton) 11 gool iyo 3 caawin.

Richarlison (Everton)  11 gool iyo 1 caawin.

Glenn Murray (Brighton) 11 gool iyo 0 caawin.

Aleksandar Mitrovic (Fulham) 10 gool iyo 2 caawin.

Marcus Rashford (Man Utd) 9 gool iyo 6 caawin.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved