Published On: Thu, May 19th, 2016

Sevilla oo Markii Sadexaad oo Xiriir ah qaaday koobka Europa League +Sawirro.

19 05 2016

5

Kooxda Kubada Cagta Sevilla ee dalka Spain ayaa dhegaha ka Garaacday koobkiina ka Xoogtay Liverpool kadib markii ay kaga badiyeen 3-1 Waxaana Gool ay lahormareen Liverpool loogu Badalay 3 Gool qaybata labaad ee Cayaarta,

Goolka qura Waxaa Liverpool u dhaliyey qaybta Hore ee Cayaarta Weeraryahanka dalka England ee Daniel Sturridge kaas oo ahaa mid qurux badan laakiin aan koob lagu qaadin.

Liverpool ayaa lumisay sidoo kale Fursad ay dheeli lahaayeen Xiliga dambe koobka Horyaalada yurub Waase hadii ay qaadi lahaayeen Koobkaan.

Sevilla ayaa noqotey kooxda kaliya ee Taariikhda koobkaan qaada 3 Jeer oo isku Xigta sidoo kalana Waa Naadiag ugu badan ee koobkaan qaadaan waxayna haystaa 5 ,Mar.

Qaabkii Cayaarta.

LIVERPOOL: Mignolet, Clyne, Lovren, Toure, Moreno, Milner, Can, Lallana, Firmino, Coutinho, Sturridge.

Subs: Ward, Benteke, Henderson, Lucas, Allen, Origi, Skrtel.

Booked: Skrtel, Origi

Scorer: Sturridge 35′

SEVILLA : Soria, Mariano, Rami, Carrico, Escudero, Krychowiak, Nzonzi, Coke, Banega, Vitolo, Gameiro.

Subs: Sergio Rico, Kolodzieczak, Iborra, Cristoforo, Pareja, Konoplyanka, Llorente.

Booked: Vitolo, Banega

Scorer: Gameiro 47′, Coke 64′, 70′

Referee: Jonas Eriksson

1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
21
222324
252627
2829

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved