Published On: Tue, Dec 13th, 2016

Ronaldo oo markii Afaraad ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’or ee sanadkan 2016 +Sawirro.

12 12 2016

Waa markii afaraad oo uu wiilka Real Madrid u safta ku guuleyso abaal-marinta halka Lionel Messi uu haysto jaa’isadan shan jeer.

labadan xiddig ayaana kala qeysaday abaal-marinta tan iyo sanadkii 2008 markaasoo markiisii ugu horreysay uu Ronaldo hantay abaal-marintan Ballon d’or:-

2008: Cristiano Ronaldo

2009: Lionel Messi

2010:Lionel Messi

2011: Lionel Messi

2012: Lionel Messi

2013: Cristiano Ronaldo

2014: Cristiano Ronaldo

2015: Lionel Messi

2016: Cristiano Ronaldo

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved