Published On: Wed, Dec 14th, 2016

Robert Lewandowski oo Bayern Munich u Saxiixay Heshiis Cusub+Sawiro.

14 12 2016

Weeraryaahnka kooxda Kubada Cagta Bayren Munich ee Robert Lewandowski ayaa heshiis cusub u Saxiixay Naadigiisa heshiiskaas oo ah mid dheer.

Robert Lewandowski ayaa Kooxdiisa Bayern Munich Waxa uu u Saxiixay heshiis 5 Sano ah kaas oo dhacaya Marka lagaaro Sanadka 2022 ka Waxaana heshiiskaas uu soo Jiitamayey Wadahadlkiisu mudo dheer.

Xidigaan oo 28 Sano jir ah ayaa meesha ka saaray una dayriyey kooxo badan oo doon doonayey in ay heshiis lagaaraan Waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu la sii joogo Kooxdiisa Bayern Munich.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved