Published On: Mon, Mar 12th, 2018

Ogow mushaarka ay qaataan xiddiggaha Manchester United.

 12 Mar 2018.

 

Mareegaha caanka ah ee wararkiisa la’isku halleeyo, Goal.com ayaa daaha ka rogay mushaarkaad ay qaataan xiddigaha Red Devils.

Waxaa cajiib ah liiska ay soo saartay Goal waxaa ka maqan Marcus Rashford oo gacanta u galiyey United guushii sabtidii ay ka gaartay Liverpool oo ay aad isu xifaaliyaan kuna loolamayeen booska labaad.

Liiska Goal ay soo bandhigtay Gool waxaa ku jira 14 laacib oo uu ugu mushaar yar yahay  Scott McTominay oo dhawaan soo shaac baxay.

14. Scott McTominay – £20,000

13. Marouane Fellaini – £80,000

12. Michael Carrick – £80,000

11. Chris Smalling – £80,000

10. Jesse Lingard – £100,000

9. Antonio Valencia – £100,000

8. Ashley Young – £110,000

7. Nemanja Matic – £120,000

6. Juan Mata – £140,000

5. David de Gea – £200,000

4. Zlatan Ibrahimovic – £220,000

3. Romelu Lukaku – £250,000

2. Paul Pogba – £290,000

1. Alexis Sanchez – £350,000

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved