Published On: Wed, Aug 17th, 2016

Innaa lillaahi wa innaa ilaahay raajicuun

6_

Innaa lillaahi wa innaa ilaahay raajicuun anigoo ku hadlayno magaca bahweynta sportiga Soomaaliyeed gaar ahaan bahda SWEDEN waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan reer Maxamed Xaashi gaar ahaan  Cayaartoygii hore ee kooxdii jeenyo iyo qaranka Axmed Nuur Maxamed Xaashi (seyga ruushka) oo hooyadiis Khadiijo qorane Maxamed saakay ku geeriyootay magaalada Houston ee cariga mareykanka waxaa leenahay samir iyo iimaan ilaahayna jannatul fardowsa ha ugu bishaareeyo.Aamiin AAmiin Aamiin

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved