Published On: Mon, Feb 26th, 2018

Manchester City ayaa guul wayn ka gaartay caawa Arsenal oo ay ku kulmeen Final-ka Carabao Cup, waxayna uga adkaatay 3-0.

26 02 2018

 

Manchester City ayaa guul wayn ka gaartay caawa Arsenal oo ay ku kulmeen Final-ka Carabao Cup, waxayna uga adkaatay 3-0.

Tababare Pep Guardiola ayaa koobkiisii ugu horeeyay la qaaday kooxdiisa Manchester City oo uu laylinayo xiliciyaareedkiisii labaad.

Ciyaartoyda Manchester City ayaa si wayn ugu dabaal dagay koobkoodii ugu horeeyay ee xiliciyaareed kaan ay gacanta ku soo dhigaan kadib markii isbuuc ka hor ay ka hareen koobka FA Cup.

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved