Published On: Sun, Jul 15th, 2018

Kylian Mbappe oo loo doortay da’yarkii ugu fiicnaa koobka adduunka 2018.

(Moscow) 15 Luulyo 2018 

Weerar yahanka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa loo doortay da’yarkii ugu fiicnaa koobka adduunka ee 2018.

Kylian Mbappe ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay koobka adduunka, isaga oo gool ka dhaliyay kulankii Final-ka.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved