Published On: Mon, May 28th, 2018

Kooxda Fulham oo ku soo laabatay Horyaalka Premier League+SAWIRRO

28 05 2018

Kooxda Kubada cagta Fulham ayaa dadaal aad u dheer kadib ku soo laabtay Horyaalka Premier League kadib markii ay Garaacday kooxda Aston Villa oo ay kula ka bax ahaa ku Cayaareen Garoonka Wembley ee Magaalada London.

Fulham ayaa 1-0 kaga badisay Aston Villa iyaga oo weliba ku dheelaya 10 Cayaaraayahan ku dheeleeya inta badan kulanka kadib markii Calamaada Casaanka ah laga siiyey Xiddiga Denis Odoi.

Naadiga Fulham oo ka dhisan Magaalada London ayaa dhawr sano kamqnayd Horyaalka heerka koowad ee dalka England si weyn ayeyna ugu dabaal degeen soo labshadooda oo ku soo beegantay xili ay u baahnaayee.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved