Published On: Fri, Aug 25th, 2017

Karim Benzema oo markale lagareebay Magacyada Xulka France oo lamagacaabay.

25 08 2017

Cayaaryahanka  kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Karim Benzema ayaa markale laga reebay Xulka dalka France ee uu magacaabay Macalin Didier Deschamps Waxaana Xulka dalka France isku diyaarinayaan kulamada isreeb reebka koobka aduunka ee 2018.

Macalinka Xulka dalka France Didier Deschamps ayaa lafilayey in uu Xulkiisa ugu yeeri doono Weeraryahanka muhiimka ah ee Karim Benzema kaas oo qaranka France aan looga yeerin 2 Sano ee la soo dhaafay kadib markii lagu eedeeyey in uu faafiyey Video anshax daro ah oo laga duubay Cayaaryahan kale oo ay isku wadan yihiin.

Cayaaryahanka bartilmaameedka u ah Barcelona ee Ousmane Dembele ayaan looga yeerin Xulka France oo 2 Cayaarood lakala dheeli doona dalalka Netherlands (August 31st) iyo Luxumbourg (September 3rd)

Xulka lamagacaabay ee France?

Goalkeepers: Alphonse Areola (PSG/FRA), Steve Mandanda (Marseille/FRA), Hugo Lloris (Tottenham/ENG)

Defenders: Lucas Digne (Barcelona/SPA), Christophe Jallet (Lyon/FRA), Presnel Kimpembe (PSG/FRA), Laurent Koscielny (Arsenal/ENG), Layvin Kurzawa (PSG/FRA), Djibril Sidibe (Monaco/FRA), Samuel Umtiti (Barcelona/SPA), Raphael Varane (Real Madrid/SPA).

Midfielders: N’Golo Kante (Chelsea/ENG), Blaise Matuidi (Juventus/ITA), Paul Pogba (Manchester United/ENG), Adrien Rabiot (PSG/FRA), Thomas Lemar (Monaco/FRA) and Corentin Tolisso (Bayern Munich/GER).

Strikers: Olivier Giroud (Arsenal/ENG), Antoine Griezmann (Atletico Madrid/SPA), Alexandre Lacazette (Arsenal/ENG), Kylian Mbappe (Monaco/FRA), Florian Thauvin (Marseille/FRA), Kingsley Coman (Bayern Munich/GER) and Nabil Fekir (Lyon/FRA).

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved