Published On: Sun, Jun 26th, 2016

Isku aadka Wareega Gruubyada isreeb reebka aduunka ee qaarada Africa oo la Soosaaray.

,.1

26 06 2016

Waxaa lasoo Saaray isku aadka Wareega Gruubyada isreeb reebka koobka Aduunka ee qaarada Africa Waxaana isku soo beegmey dalalka Waa weyn.

Isku aadka ayaa ka kooban 5 Gruub Waxaana koobka Aduunka aadi doonta shanta dal ee Gruub kasta ugu dhibco badata kuwaas oo matali doona qaarada Africa 2018 ka koobka aduunka ee Ruushka lagu qaban.

Hadaba Waa sidee qaabka ay isugu beegmeen dalalka Africa.

Group A: Tunisia, Libya, DR Congo, Guinea

Group B: Zambia, Cameroon, Algeria, Nigeria

Group C: Gabon, Mali, Ivory Coast, Morocco

Group D: Senegal, South Africa, Burkina Faso, Cape Verde

Group E: Ghana, Egypt, Congo, Uganda

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved