Published On: Sun, Mar 18th, 2018

Isku aadka Semi Final ka FA Cup oo la sameeyay.

18 Maarso 2018.

 

Waxaa la soo saaray isku aadka Semi Final ka ama afar dhammaadka tartanka ugu qadiimsan England ee FA Cup.

Manchester United ayaa qoorta loo galiyay Tottenham.

Halka Chelsea oo dhawaan silic uga soo adkaatay Leicester City lagu beegay Southampton.

Kulamada ayaa lagu ciyaari doonaa Wembley April 21/22.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved