Published On: Sun, Dec 13th, 2015

Isku Aadka koobka Qaramada Yurub oo la sameeyay iyo wadamo caan ah oo isku dhacay +Sawirada.

_213 11 2015

Magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu sameeyay Qori tuurka koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016-ka kaas oo bisha Juun ee sanadka dambe ka furmi doona garoomo ku yaal gudaha dalka Faransiiska .

Tartanka koobkaan oo ay iskugu soo hareen 24-dal ayaa waxaa loo kala qeeybiyay 6-Guruub ka dibna Group kasta ayaa waxaa ku jira 4-wadan . Qaar ka mid ah dalalka ugu caansan Qaarada Yurub gaar ahaan kuwa lagu qadariyo ciyaaraha kubada cagta ayaa qoorta la isku galiyay.

WADAMADA AYAA QAABKAAN ISKU FARA SAARI DOONA :

UEFA-Euro-2016



About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved