Published On: Mon, Feb 22nd, 2016

ISKU AADKA COPA AMERICA 2016: Tartanka Qaramada Ameerika oo isku aadkiisa la sameey.

22 02 2016

--7

Waxaa isku aadka Koobka Qaramada Ameerika lagu sameeyay Hammerstein Ballroom, Ney York oo ay joogeen guddiyada fulinta Woqooyiga Ameerika ee Concacaf iyo dhiggiisa Koofurta Ameerika ee Conmebol iyo dhowr macallin oo kale.

Haddaba hoos ka eeg tartankan Copa America oo lagu qaban doono Maraykanka oo ku jira guruubka ”dhimashada” kana ballaaran intii hore loogu arki jirey Ameerika oo markan la mideeyay.

Copa America ayaa dufcaddan ugu dabaal degaya sanad-guuradiisii 100-aad maadaama dhidibada loo aasay 1916-kii, wuxuuna xagaaga ka bilaabmi doonaa dalka Maraykanka.

Group A

United States
Paraguay
Costa Rica
Colombia

Group B

Brazil
Peru
Haiti
Ecuador

Group C

Mexico
Venezuela
Jamaica
Uruguay

Group D

Argentina
Bolivia
Panama
Chile

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved