Published On: Fri, Jun 5th, 2015

Inaa Lillaahi Waa Inaa Illaahi Raajicuun

OlolWaxaan halkan, Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, Geerida ku timid , ilaahay haw naxariistee, Marxuum Olol Xaaji Afrax Guure , oo ku geeriyooday Wadanka SWEDEN Magaalada Stockholm oo Maanta Jimco ah lagu aasay, waxaan leenahay Dhamaan reer uu ka dhashay iyo Ummadda Soomaaliyeed ,Ehelkiisaba, ilaahay Samir iyo Iimaan haka siiyo,Marxuumkana Janatul firdowsa haka waraabiyo, Aamiin Aamiin Aamiin waxaa tacsiyadan diraya Ururka Baadigoobka Wadaniga Soomaaliyeed uu dirayo dhamaan Eheladiisa iyo Qaraabadiisa, Asaxaabtiisa kala jooga Dunida Dacaladeeda.

1.Maxamuud Cali Xasan     Gudoomiye

2.Sheikh Daahir Jeyte

  1. Maxamed Mukhtar Sheikh
  2. Cabdi Colaad

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved