Published On: Thu, Mar 24th, 2016

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun.

5_n

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun Geeridu waa xaq Aduunkane Safar ayan dhamanten Ku nahay wala Kala horeya cid nolaaneyso ma jirto ala ha u naxariisto laacibkii naadiga faca weyn ee Horseed iyo xulkeeni qaranka Cabdi Kuus ala ha u naxariisto Qabrigiisana ala ha u wasaciyo caruurtiisa iyo eheladiisina sabar iyo iman ala ha ka siyo Aamiin

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved