Published On: Mon, Aug 21st, 2017

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun

21 08 2017

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun

Geeridu waa xaq Aduunkane Safar ayan dhamanten Ku nahay wala Kala horeya Cid nolaaneyso ma jirto ala ha u naxariisto laacibkii naadiga faca weyn ee ENG iyo xulkeeni qaranka Mahdi Cali Biritesh oo Ku geeriyooday magaalada Muqdisho,Waxaa Tacsidaan si gaar ah u diraayo dhamaan Cayaartoydii hore ee kooxda ENG gabdho iyo Wiilal. Alaha u naxariisto Qabrigiisana alaha u waasiciyo Caruurtiisa iyo eheladiisina samir iyo iiman alaha ka siyo Aamiin

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved