Published On: Mon, May 22nd, 2017

INAA LILAAHI WA INNAA ILAAHEYHI RAAJICUUN.

May 22 2017

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamuud xalane gaar ahaan garsoore Caalim Cusmaan Maxamuud Xalane xarash,waxaan diraayo Garsooreyaasha heerarka kala duwan Macalimiinta, Cayaartoyda iyo guud ahaan bahweynta kubadda Cagta iyo Kubadda Kolayga Soomaaliyeed, Cusmaan xarash oo Walaalkiis Cali Maxamuud Xalane xarash oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho 22.5.2017

Marxuumaka waxaa ay Eebe uga baryeynaa in uu Naxariistii Jano ka waraabiyo Eheladii iyi Qaraabadii uu ka baxay samir iyo IImaan ka siiyo.INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved