Published On: Wed, Jun 28th, 2017

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Marxuum Cabdulaahi Maxamed Axmed CANTAR.

28 06 2017

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun anigoo ku hadlaayo magaca dhamaan bahda isboortiga gaarahaan garsoorayaasha kubadda Cagta,Kolayga,Gacanta Soonaaliyeed oo dhan maadaama uu marxuumka ka tirsanaa Garsoorayaasha waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan eheladii asxaabtii uu ka geeriyooday garsoore Caalami Marxuum Cabdulaahi Maxamed Axmed(Canatar) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan leeyahay Samir iyo iimaan alaha Naga wada siiyo isgana janadii fardowsa alaha ka waraabiyo Aamiiiiiiiinn

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved