Published On: Wed, Jun 10th, 2015

INaa Lilaah WIR, Tacsi Xuseen Ismaaciil Cali

Tacsi66666666Alaha naxariistii janno haka waraabiyee waxaa magaalada Hargaysa ku geeriyooday shalay oo bishu ahayd 18/05/2015 cayaaryahankii hore ee naadigii Betroolka isla markaana ka soo jeeday qoys si aad ah looga tixgeliyo bahda cayaaraha dalka Xuseen Ismaaciil Cali.

Hadaba bahwaynta sport ga ee magaalooyinka Sweden iyo London gaar ahaan kuwa magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ayagoo aad uga tiiraanyeysan geeridan naxdinta leh waxa ay tacsi u dirayaan walaalkood iyo saaxiibkood Maxamed Ismaaciil Cali (Siteey) geeridan ku timid walaakiis Xuseen Ismaaciil waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka in uu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo bahda sport ga uu samir iyo iimaan ka siiyo. 

 

Bahda  isbortiga  Sweden

Cbadulaahi Axmed Tarabi

Maxamed Mukhtar Sheikh

Bashiir Jeenyo

Maxamed Muuse jabros

Ibrahim Galbeyti

Axmed Sabriye Gabow

Abukar Aadan Deeqow  Boos Caato

Hamdi Sheikh Axmed

Cabdiqani Caalim

Dhabarey

Xasan Gella

Cabdikariin Dinixow Jimcaale

 

Bahda isbortiga london

Avv Xuseen Diiriye Afrax 
Amb Maxamed Axmed Caalin 
Axmednuur Maxamed Xaashi (Sayga) 
Macalin Xasan Maxamed Faarax (John) 
Macalin C/Raxmaan Guhaad (Shiino) 
Abuukar Cali Jimcaale 
Muriidi Abanuur Abati 
Maxamed Shidane Buraale 
Xasan Xuseen Kulmiye 
Maxamuud Khaliif 
Cabdow Tarabi 
Siciid Xuseen Cayrow 
Shaafici Islow 
Shhino (Badda) 
Maxamuud Ismaaciil 
Sakariya Maxamed Baliile 
Axmed Xirsi Cabdulle (Axmed Bile) 
Maxamed faaqid 
C/Laahi Xaaji Ereg 
C/Naasir (Shamsuddiin) 
C/Laahi Muxiyaddiin 
Saciid Geeseey 
Eng Baana Cali 
C/Laahi Xasan (Wiish) 
Cabdiwali Maxamuud Afrax 
C/Qaadir Mooge 
C/Fataax Qardoole 
C/Qaadir Salaad Xasan (Beenahawaas) 
Dr Cusmaan Shiis iyo xaaskiisa Xaawo Taako 
Xaaji Maxamed Khaliif 
Maxamed Ciise Cali “Digeeye” 
Abdinasir Ismail “Sola” 
Abdiqadir Maxamed Faarax “Biriq” 
Bile Cali Xamaali 
Cabdi-Nuur Cali Rooble 
C/Laahi Buurane 
C/Rixiin Cali Diiriye 
Ahmed Abaliisha 
Cabdi Yare (Wagad) 
Maxamuud Cadami 
Maxamed C/Raxmaan Buwe 
Mustaf Aden (Gabdhow) 
C/Rashiid Islow 
Maxamed Yare 
Yaasiin Diinow 
Xuseen Deeq 
Cabdi Axmed 
Daahir Cali Kulmiye 
Siciid Keytoon 
Maxamed Muftin 
Xuseen Abanuur Abati 
Liibaan Maxamed Xaashi (Lii Polo) 
Liibaan Jaango’an 
Mahad Tagoow 
Cabdulqaadir Xaaji (Dacar) 
Daahir Cabdullahi Xaaji (Madaxeey)
C/Saaq Gaagaale
Caydaruus Raage

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved