Published On: Tue, Nov 13th, 2018

Ina Lilaahi wa ina ileyhi raajicun.

2018 .11. 13

Ina Lilaahi wa ina ileyhi raajicun. Waxa hada ku dhintey magaalada Toronto Cabdi Moxamed Ciye – Cabdi Dheere cayaartoogii kubada koleyga ee xulka qaranka Somalia iyo naadiga LLPP.dhamaan Bahda isboortiga meelkasto ay aduunka ka joogaan waxay tacsidaas u dirayaan ehelka iyo qaraabada  uu Marxuunka ka dhintay.

Allah sakaradka wuu dhafiyey su’aasha allah ha u fududeeyo qabrigiisa ilaahey ha u wasiciyo marti la jecel yahey ilaahey haka dhigo firashkiisa janatul fardowsa ilaahey haka yeelo anagana gadashiis allah nama fidneeyo samir iyo iman buuxa allah hanaga wada siiyo Amiin .Amiin Amiin

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved