Published On: Thu, Dec 8th, 2016

Dhamaan Natiijooyinkii Kulamadii Ugu Dambeeyay Wareega Group-yada Champions League.

08 12 2016

Xalay ayaa qaarada Yurub waxa lagu soo gabagabeeyay wareega Group-yada tartanka koobka kooxaha Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League.

Halkaan hoose ka aqriso dhamaan natiijooyinkii kulamadii xalay dhacay iyo qaabka kooxaha ay u kala baxeen.

Champions League – Group F E

Bayer Leverkusen 3 – 0 Monaco

Tottenham Hotspur 3 – 1 CSKA Moscow

Champions League – Group F

Legia Warszawa 1 – 0 Sporting CP

Real Madrid 2 – 2 Borussia Dortmund

Champions League – Group G

Club Brugge 0 – 2 FC Koebenhavn

FC Porto 5 – 0 Leicester City

Champions League – Group H

Juventus 2 – 0 Dinamo Zagreb

Lyon 0 – 0 Sevilla

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved