Published On: Fri, Apr 24th, 2015

Daawo Xasuustaan: Guul Darooyinkii Ugu Weynaa Ee Kala Qabsaday Bayern Munich Iyo Barcelona

madaxa24 04 2015

Taageerayaasha Barcelona ayaa si weyn u rajeynayay in ay ka fogaadaan in ay ku aadaan midkood Munich iyo Real wax ayna door badiyeen Juvnetus .

Inkastoo aysan Juve ku aadin hadana waxa ay haystaan fursad ay uga aar gudan karaan 7-dii gool ee Munich ee 2013-kii maadaama Barca sanadkaan 2015-ka ay soo bandhigayaan heer ciyaareed wacan dhamaan tartamada ay ku jiraan .

Munich ayaa Barcelona isla wareggaan xilli ciyaareedkii 2012/2013-kii ku tuntay Barca waxaan la joogay garoonka Munich xilligaas oo 4 gool oo nadiif ah ku badiyeen halka Camp Nou -na ku dhufteen sedex gool xilli ugu dambeyn ay qaadeen koobkaas Champion-ka

Kaliya Munich kama sareyn Barcelona oo kooxda reer Campo Nou oo natiijo taariikhi ah ayay ka gaareen Munich oo 4 gool ayay ku garaaceen waxaana la joogay Quarter-final-ka Champion-ka ee xilli ciyareedkii 2008/2009-kii

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved