Published On: Wed, Jul 5th, 2017

Daawo Sawirada “Feeryahan caan ah oo Masraxa ku dul geeriyooday xili uu Lacag fara badan raadinayay & Wadanka uu u dhashay

05 07 2017

Tim Hague waa mid ka mid ah feeryahanada Miisaanka culus ee ugu caansan Dunida gaar ahaan gudaha dalka Canada wuxuuna Feeryahaankaan oo 34 jir ah si toos ah ugu dhex geeriyooday maslaxa Feerka .
Kulan feer ah oo dhex maray Tim Hague iyo ninka lagu magacaabo Adam Braidwood ayaa waxaa dhaawac adag uu Maskaxda ka soo gaaray feeryahan Tim Hague kaas oo ugu dambeeyntii u geeriyooday dhaawicii halista ahaa 



About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved