Copa America 2015 ? ISKU-AADKA & SAACADAHA GEESKA AFRICA.
11 06 2015
(Sandiego) 11 Juun 2015- Waxaa caawa ka bilaaban doona garoonka ku yaala magaalada Santiago ee caasimadda dalka Chile tartankii sida weeyn loo sugayey ee Koobka Laatiin Ameerica ama Copa America 2015,kaasi oo ay ku tartami doonaan xulalka dhaca koonfurta Amerrica,waxaana Jadwalka Isku aadka iyo sida loo dheeli doona uu noqon doonaa sidan:
Waxaana Aqristayaal Ciyaarahan ay soo geli doonaan saacadda Geeska Africa 2:30 daqiiqo, gaar ahaan kulanka furitaanka ee caawa,iyadoo kulamada qaarkood 6 saac iyo bar iyo Lix saac ay dhici doonaan,waxaana jira kulamo afar saac dhici doona halka Finalkana shan saac habeenimo uu dhici doona:
HALKAN KA EEG ISKU-AADKA IYO SAACADDA GEESKA AFRICA
Thursday 11 June
Group A Chile v Ecuador (2.30)
Friday 12 June
Group A Mexico v Bolivia (2.30)
Saturday 13 June
Group B Uruguay v Jamaica (10.00)
Group B Argentina v Paraguay (6.30)
Sunday 14 June
Group C Colombia v Venezuela (10.00)
Group C Brazil v Peru (6.30)
Monday 15 June
Group A Ecuador v Bolivia (6.00)
Group A Chile v Mexico (2.30)
Tuesday 16 June
Group B Paraguay v Jamaica (6.00)
Group B Argentina v Uruguay (2.30)
Wednesday 17 June
Group C Brazil v Colombia (3.00)
Thursday 18 June
Group C Peru v Venezuela (2.30)
Friday 19 June
Group A Mexico v Ecuador (6.00)
Group A Chile v Bolivia (2.30)
Saturday 20 June
Group B Uruguay v Paraguay (2.00)
Group B Argentina v Jamaica (6.30)
Sunday 21 June
Group C Colombia v Peru (6.00)
Group C Brazil v Venezuela (6.30/22.30)
Wednesday 24 June
Quarter-final A1 v B3/C3 (2.30)
Thursday 25 June
Quarter-final A2 v C2 (2.30)
Friday 26 June
Quarter-final B1 v A3/C3 (2.30)
Saturday 27 June
Quarter-final C1 v B2 (6.30)
Monday 29 June
Semi-final Winner QF1 v Winner QF2 (2.30)
Tuesday 30 June
Semi-final Winner QF3 v Winner QF4 (2.30)
Friday 3 July
Third-place play-off (2.30)
Saturday 4 July
Final (11.00)