Published On: Sun, Dec 3rd, 2017

Chelsea oo 3-1 ku karbaashtay Newcastle United +SAWIRRO.

03 12 2017

Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa Guul ka gaartay kulankii xiisaha badnaa ee ay ladheeleen Kooxda Newcastle United waxaana ay ku Garaaceen 3-1.

Chelsea ayaa Goolka lagala hor maray balse waxa ay ku badaleen 3 Gool Goolashaas oo uu 2 ka mid ah dhaliyey Xiddiga Eden Hazard halka Goolka kale uu Saxiixay Weeraryahanka dalka Spain ee Alvaro Morata kaas oo Saxiixay goolkii 10 aad ee Xiligaan Horyaalka Premier League.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved