Wayne Rooney Oo Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Hore Ee Everton+Sawirro..

10 07 2017 Kabtankii kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa si rasmiya u shaaciyey inuu dib ugu laabtay kooxdiisii hore ee Everton. 31-jirkan u dhashay wadanka Ingiriiska ayaa iskaga tagay kooxdiiisa Manchester United oo uu heshiis dhan £26.5 Million kaga soo biiray kooxda uu haatan ugu wareegay sida xorta ah ee Everton More...

by admin | Published 2 weeks ago
By admin On Monday, July 10th, 2017
0 Comments

FIFA oo ciyaaraha ka joojisay Naadiyada Al Hilal iyo Al Merreikh.

10 07 2017 Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee magaciisa loo soo gaabiyo FIFA ayaa ciyaaraha ka mamnuucday naadiyo ka dhisan dalka Sudan, kadib markii dowlada dalkaasi lagu eedeeyay in faragalin baahsan ku heyso More...

By admin On Wednesday, July 5th, 2017
0 Comments

Daawo Sawirada “Feeryahan caan ah oo Masraxa ku dul geeriyooday xili uu Lacag fara badan raadinayay & Wadanka uu u dhashay

05 07 2017 Tim Hague waa mid ka mid ah feeryahanada Miisaanka culus ee ugu caansan Dunida gaar ahaan gudaha dalka Canada wuxuuna Feeryahaankaan oo 34 jir ah si toos ah ugu dhex geeriyooday maslaxa Feerka . Kulan More...

By admin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Daawo Sawirada : Xulka Qaranka Germany oo markii ugu horeeysay taariikhda qaaday koobka Qaaradaha !!

04 07 2017 Xulka kubada cagta Qaranka Germany ayaa markii ugu horeeysay ku guuleeystay koobka Qaaradaha Aduunka oo si xiise leh uga socday garoomo ku yaala gudaha dalka Ruushka . Jarmalka oo heysta Koobka Aduunka More...

By admin On Tuesday, June 20th, 2017
0 Comments

Mourinho oo lagu eedeeyay in uu canshuur lunsaday.

Jun 20 2017 Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday lacago canshuur ah, intii uu laylinayay kooxda Real Madrid ee dalka Spain ka dhisan, sida ay sheegeen dacwad More...

By admin On Tuesday, June 20th, 2017
0 Comments

Willy Caballero oo Tijaabo Caafimaadna u maraya Chelsea.

20 06 2017 Goolhayaha u dhashay dalka Argentina ee Willy Caballero ayaa lasheegayaa in uu heshiis lagaaray Naadiga Chelsea ee difaacan doonta Horyaalka dalka England kadib markii uu ka dhamaaday heshiiskii uu kula More...

By admin On Tuesday, June 20th, 2017
0 Comments

Juventus oo iska fasaxday Dani Alves

20 06 2017 War Goordhow ka soo baxay xarunta Naadiga dalka Talyaaniga ee Juventus ayaa lagu Cadeeyey in Kooxdu iska fasaxday daafacii dalka Braziil ee Dani Alves kaas oo hal Xili Cayaareed oo kaliya la joogey. Dani More...

By admin On Tuesday, June 20th, 2017
0 Comments

Madaxweynaha Real Madrid oo 4 Sano cusub ladoortay.

20 06 2017 Madaxweynaha wakhtigan ee Real Madrid, Florentino Perez ayaa xilka sii hayn doona afar sannadood oo kale, kaddib markii ay cidi kula tartami weyday doorashada madaxtinimada kooxda. Guddida u xil-saaran More...

By admin On Tuesday, June 20th, 2017
0 Comments

Ronaldo Oo ku Dhawaaqay Inuu Ka Tegay Real Madrid.

20 06 2017 Xiddiga xulka qaranka Portugal iyo Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu ka tegay Real Madrid, isla markaana aanu dib ugu laaban doonin Spain. Ronaldo oo ay ku socoto dacwad More...

By admin On Saturday, June 10th, 2017
0 Comments

Cristiano Ronaldo oo Guul weyn u Horseedey dalkiisa Portugal +SAWIRRO.

Jun 10 2017 Xidiga xulka dalka Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa Guul muhiim ahayd u horseedey dalkiisa kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ay ladheeleen dalka Latvia. Cristiano Ronaldo oo lagu More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved