Bayern Munich oo markii lixaad oo xiriir ah ku guuleysatay Bundesliga

07 Abriil 2018.  Bayern Munich ayaa galabta xaqiijisay horyaalka Bundesliga kaddib markii ay 1-4 uga badisay Augsburg. Kooxda Bavarians waxaa goolasha u kala dhaliyey Corentin Tolisso, James Rodriguez, Arjen Robben iyo Sandro Wagner. Waa koobkii lixaad oo xiriir ah ee ay horyaalka isku xejineyso Bayern Munich. Waxaa rikoor ah in Bayern More...

by admin | Published 2 weeks ago
By admin On Friday, April 6th, 2018
0 Comments

Liverpool ayaa ku guuleysan karta Champions League Sababtan Darteed.

06 Abriil 2018. Liverpool ayaa Habeen hore wacdaro ku dhigtay Man City lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ee lagu ciyaaray Anfield kaddib markii ay ku martay 3-0. Falanqeeyaha ciyaaraha More...

By admin On Friday, April 6th, 2018
0 Comments

Cristiano Ronaldo Oo Ku Wargaliyey Florentino Perez In Uu Dalab Weyn Ka Helay Manchester United.

06 Abriil 2018.  Cristiano Ronaldo waxa uu ku wargaliyey madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez dalab weyn oo uu ka helay Manchester United si uu dib ugu biiro. Manchester United waxaa lagu wadaa in More...

By admin On Monday, April 2nd, 2018
0 Comments

Conte oo sugi weesay in Chelsea laga racadeeyo .

02 04 2018 Macalin Antonio Conte kooxdiisa Chelsea kulankii ugu dambeeya guuldaro 3-1 waxay kala kulantay Tottenham oo mudo 28-sano kadib Stamford Bridge guul ku gaartay. Chelsea oo horyaalka Ingiriiska difaacaneyso More...

By admin On Monday, April 2nd, 2018
0 Comments

Masar oo wada hadalo kula jiraan FIFA si koobka aduunka bilaash looga daawado gudaha Masar.

02 04 2018 Masar waxay ka mid yihiin xulalka usoo baxeen koobka aduunka ee xagaagan dalka Russia lagu cayaari doono. Balse TV-ga rasmiga ah ee dowlada Masar leedahay ayaan weli ku guuleesanin inay FIFA ka helaan More...

By admin On Monday, April 2nd, 2018
0 Comments

Tottenham guul taariikhi ah ay ka gaartay Chelsea +SAWIRRO.

02 04 2018 Tottenham ayaa caawa ka gaartay Chelsea guul taariikhda u gashay taas oo ay ugu danbaysay 1990-kii, waxayna uga adkaatay 1-3. 30-daqiiqo, Alvaro Morata ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Chelsea kadib More...

By admin On Monday, April 2nd, 2018
0 Comments

EPL: Aubameyang iyo Lacazette oo guul ku hogaamiyay Arsenal +SAWIRRO.

02 04 2018   Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Stoke City oo marti u ahayd, waxayna uga adkaatay 3-0. Ciyaarta ayaa ku bilaabatay si xiiso leh, Arsenal ayaana isku dayday inay qabato hogaanka ciyaarta More...

By admin On Monday, April 2nd, 2018
0 Comments

Zlatan Ibrahimovic oo Goolkii ugu horeeyay ee Los Angeles Galaxy dhaliyay.

02 04 2018 Zlatan Ibrahimovic ayaa dhaliyay goolkii ugu horeeyay kulankii ugu horeeyay uu u saftay kooxda Los Angeles Weeraryahanka reer Sweden ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku soo bandhigay kooxdiisii ​​cusub More...

By admin On Thursday, March 22nd, 2018
0 Comments

22 03 2018  Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa maanta oo Khamiis ah la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddiga sanadka Armenia ee Armenia’s Footballer of the Year 2017. Abaal-marintan More...

By admin On Sunday, March 18th, 2018
0 Comments

Isku aadka Semi Final ka FA Cup oo la sameeyay.

18 Maarso 2018.   Waxaa la soo saaray isku aadka Semi Final ka ama afar dhammaadka tartanka ugu qadiimsan England ee FA Cup. Manchester United ayaa qoorta loo galiyay Tottenham. Halka Chelsea oo dhawaan silic More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved