Innaa lillaahi wa innaa ilaahay raajicuun

Innaa lillaahi wa innaa ilaahay raajicuun anigoo ku hadlayno magaca bahweynta sportiga Soomaaliyeed gaar ahaan bahda SWEDEN waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan reer Maxamed Xaashi gaar ahaan  Cayaartoygii hore ee kooxdii jeenyo iyo qaranka Axmed Nuur Maxamed Xaashi (seyga ruushka) oo hooyadiis Khadiijo qorane Maxamed saakay ku geeriyootay More...

by admin | Published 5 months ago
By admin On Thursday, March 24th, 2016
0 Comments

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun.

Inaa lilahi wa ina ileyhi Rajiucun Geeridu waa xaq Aduunkane Safar ayan dhamanten Ku nahay wala Kala horeya cid nolaaneyso ma jirto ala ha u naxariisto laacibkii naadiga faca weyn ee Horseed iyo xulkeeni qaranka More...

By admin On Monday, July 27th, 2015
0 Comments

Ciyaaryahan Aweys Eder Oo Shalay Ku Geeryooday Dalka Swedan.Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun.

21 07 2015 Waxaa shalay ku geeryooday Dalka swedhan AUN Marxuum Aweys eder oo ka mid ahan jiray laacibiintii Kubada Cagta ee Barisamadkii Gaar ahaan Sanadihii 80meeyadii isagoo u soo ciyaaray Gobolka Banaadir iyo More...

By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

INaa Lilaah WIR, Tacsi Xuseen Ismaaciil Cali

Alaha naxariistii janno haka waraabiyee waxaa magaalada Hargaysa ku geeriyooday shalay oo bishu ahayd 18/05/2015 cayaaryahankii hore ee naadigii Betroolka isla markaana ka soo jeeday qoys si aad ah looga tixgeliyo More...

By admin On Friday, June 5th, 2015
0 Comments

Inaa Lillaahi Waa Inaa Illaahi Raajicuun

Waxaan halkan, Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa, Geerida ku timid , ilaahay haw naxariistee, Marxuum Olol Xaaji Afrax Guure , oo ku geeriyooday Wadanka SWEDEN Magaalada Stockholm oo Maanta Jimco ah lagu aasay, waxaan More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved