WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW

Waxaa Illaah mahadii ah in aan la kulano, oo aan waraysano mid ka mid ah xidigihii laacibiinteenii Soomaaliyeed (Legends) ee kubadda cagta dheeli jiray wixii ka horeeyey 1991-gii. Laacibkaas oo aan dhihi karo wuxuu magac, sharaf iyo sumcad waynba ku lahaa dalkeena iyo dadkeenaba. Qofkii maqla magaciisa, ama arko muuqiisa ee ka mid ah bahdii xiisayn More...

by admin | Published 2 years ago
By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena Soomaaliya.

Cabdi Maxamed Ciye-oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Cabdi dheere- ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii iyo tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda koleyga ee dalkeena More...

By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO.

Dhacdo kasto oo wanagsan ee soo marta taarikhda waxa loo tiriyaa in abaabulkeeda ay leeyihiin shaqsiyaad leh garasho wacan doonayana in ay ka galaan taarikhda baalasheeda dahabiga ah,waxana shaqsiyaadkaasi abaalkooda More...

By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

XAFLADDII XIRITAANKII GAROONKA SOLLENTUNA OO LAGU QABTAY RESTAURANT BLUE MOON OO KU TAALO RINKEBY..

Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 1/05/2010  la soo gabagabeeyay casho sharaf aad loo soo agaasimay laguna qabtay makhaayadda cusub ee loo yaqaan.Restaurant Blue Moon oo mar dhowayd laga furay xaafadda Rinkeby More...

By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

Taariikhdii Xiddigga Saleebaan Maxamed Maxamuud oo Kooban.

Waxaa taariikhdu markay ahay 9 may 2010 lagu qabtay Restaurant Blue Moon oo ku taal xaafadda soomalidu deggan tahay ee Rinkeby xaflad soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Saleebaan Garaar.     Waxaa ugu horreyntii More...

By admin On Wednesday, June 10th, 2015
0 Comments

XULKA QARANKA GABDHAHA KUBADDA KOLEYGA GUUL TAARIIKHI

Xulka Qaranka Gabdhaha kubadda koleyga ee Soomaaliya oo si xarage leh uga badiyey xulka qaranka gabdhaha kubadda koleyga ee waddanka Qatar.Kadib markii ay maanta iskaga horyimaadeen cayaar ka tirsan cayaaraha kubadda More...

By admin On Monday, May 25th, 2015
0 Comments

Gabdhahii hore ee Kubadda Kolayga Soomaaliya oo Finland ku qaatay Kulamo Xiiso Leh Sameeystayna Maamul ay Leeyihiin 21 sano ka dib (SAWIRRO)

FREDAG 22 APRIL 2011 Waxaa magaaladda Helsinki ee caasimadda Finland ka dhacay shir taariikhi ah oo markii ugu horeysay ka dhaca qurba ama gudaha Soomaaliyaba,shirkaas ayaa waxaa isugu yimid gabdhihii xulka qaran More...

By admin On Saturday, May 16th, 2015
0 Comments

Tarikhda Cabdi Bile Cabdi oo ah ordaagii caanka ahaa ee Soomaaliya.

16 05 2015 Maanta waxaan inyar isdul taagaynaa tariikhda Ordaaga caan ka ah ee cabdi bile cabdiwaxa uu ku dhashay magalada Laascaanood ee xarunta gobalka sool 28-kii december 1962-dii, waxaa uu tacliintiisii dugsiyada More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

Taariikh Nololeedka Xiddiga weyn Lionell Messi

23 04 2015 Taariikh Nololeed ee Xiddiga weyn Lionell Messi Magiciisa oo buuxa waa Lionel Andrés Messi waxaa uu dhashay 24-kii June 1987-dii waxaana uu kudhashay maagalada Rosario, ee wadanka Argentina hadana waa More...

By admin On Thursday, April 23rd, 2015
0 Comments

Taariikhda Ciyaaryahan Siciid Ducaale

Ciyaaraha Soomaaliya, waxaa ay soo mareen waayo wanaagsan, oo dadkii xiligaas soo gaaray gaar ahaan xidigihii kaalinta ku lahaa magaca ciyaaraha Soomaaliya ee kubadda cagta, wali xusuustoodu kama go’in waqtigaas More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved