Man United Oo Old Traffrod Ku Dubtay Fenerbahce +Sawirro.

Manchester United ayaa Old Traffrod ku xasuuqday kooxda ree Turkey ee Fenerbahce kulanka saddexaad ee heerka Groupyada Europa Leaque-ga. Kooxda Mourinho ee Red Devils ayaa qaybtii hore ee kulankan saddex gool la timid iyada oo Paul Pogba uu laba gool dhaliyay halka Martial uu gool kale raacsaday. Man United ayaa saddex afar daqiiqo gudahood ku heshay More...

by admin | Published 11 months ago
By admin On Thursday, April 30th, 2015
0 Comments

FIFA oo Muqdisho tababar uga furtay Garsoorayaasha Kubadda Cagta Soomaaliya, Sawiro

30 04 2015 Wafdi khubarro ah oo ka socda ururka K/Cagta Adduunka ee FIFA ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay garsoorayaasha Kubadda Cagta Soomaaliya, iyadoona munaasabadda tababarkaasi ay ka soo qeyb galeen More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Wakiilka Yaya Toure oo u goodiyay markale Manchester City.

22 04 2015 Wakiilka xiddiga Man City Yaya Toure ayaa u sheegay kooxda madaxa carbeed iney ciyaaryahanka Africa ugu wanaagsan u cadeyso inuu joogayo iyo iney iibinayaan xagaagan. Roberto Mancini oo ahaa macalinkiisii More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Qorshaha Man United Ee Xagaagan: Qarash Gareynta £300 million Iyo Soo Xero Galinta 6-Laacib!!

22 04 2015 Hadii xagaagii hore uu macalin Luis Van Gaal qarash gareeyay £150million sidoo kalena xagaagan maamulka Man United ayaa u ogaaleed inuu ku dhawaad £300million adeegsan karo. Qorshaha kooxdan faca weyn More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved