Carlos Tevez Muxuu Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore Boca Junior?

23 04 2015 Mudooyinkii lasoo dhaafay hadal heynta ugu badan ee ka jirta maagalada Turin ayaa aheyd in Carlos Tevez uu dib ugu laabanayo kooda Boca Junior oo uu kasoo mid waayahiisii hore kubada cagta marka uu dhamaado heshiiska uu Juventus kula jiro. Weeraryahankaan haatan indhaha u noqday kooxda Bianconerri ayaa inkiray wararka la xiriirinaya inuu More...

by admin | Published 2 years ago
By admin On Thursday, April 23rd, 2015
0 Comments

Wakiilka Pogba Oo Ka Dhawaajiyay In Xidigan Xagaagan Ay Kooxdiisa Juve Iibin Doonto

23 04 2015 Wakiilka misaanka culus Mino Raiola ayaa sheegay in macmiilkiisa Paul Pogba uu xagaagan kooxdiisa Juventus isaga hayaami doono. Mino Raiola ayaa ka dhawaajiyay in kooxo badan ay laacibka reer France ku More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

AC Milan oo weydiineysa Chelsea in Marco van Ginkel sanad kale uu la sii joogo.

22 04 2015 AC Milan ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka Marco van Ginkel waxaana ay doonayaan iney heshiiska amaahda u kordhiyaan xiddiga qadka dhexe oo ay milkiyadiisa leedahay Chelsea. 22 jirkan ayaa San Siro ku More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved