Halyeey Zidane Oo Xaqiijiyay In Real Madrid Ay Isha Ku Heyso Xaalada Raheem Sterling .

22 04 2015 Halyeeygii hore kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisii hore ay isha ku heyso xaalada da’yarka Liverpool Raheem Sterling. Sterling ayaa diidan inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa Liverpool dhawaan isagoo sidoo kale diiday heshiis 100,000 kun Pound waxaana la rumeysan yahay inuu xidigaan doonayo hawo badalasho. Zidane More...

by admin | Published 2 years ago
By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Pele Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababta Kala Duwanaanshaha Messi Ee Marka Uu Barcelona Iyo Argentina U Ciyaarayoä

22 04 2015 Halyaygii hore ee xulka qaranka Brazil ee Pele ayaa aaminsan in aanu Lionel Messi wali halkii ugu saraysay ka gaadhin xulka qarankiisa Argentina marka loo barbar dhigo wax uu ka sameeyay kooxdiisa Barcelona. Xidigan More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved