250 kun qof oo usoo baxay dabaaldega guusha kooxda Leicester City ku hanaday horyaalka Ingiriiska:

17 05 2016 In ka bada 250,000 taageerayaal jibeysan ayaa isugu soo baxay magaalada Leicester, si ay ugu dabaal degaan guusha geesayaashii usoo hoyiyay 132 sano oo kooxda Leicester City jirtay aan indhaha saarin koobka horyaalka Ingiriiska ee Premier League. Dadkaan oo socod kuso maray magaalada ayaa isugu soo aruuray barxada Victoria Park ee magaalada More...

by admin | Published 8 months ago
By admin On Sunday, May 8th, 2016
0 Comments

Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay Koobka Horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyeereedka 2015/2016.

08 05 2016 Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay Koobka Horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyeereedka 2015/2016, kaasoo aan la fileyn inay ku guuleysaneyso, hase yeeshee muujisay karti, fir fircooni More...

By admin On Tuesday, May 3rd, 2016
0 Comments

Daawo Sawirro iyo Muuqaal :Xiddigaha Leicester City oo Farxad darteed isku dhex yaacay & Chelsea oo Niyada ka jabisay Tottenham.

May 03 2016 Waa wax aanan dhici karin balse hadane dhacay sidaas waxaa soo qoray oo yiri Saxaafada dalka Ingiriiska ka dib markii horyaalka dalkaas ee Premier League si cajiib ah loogu kala baxay xili ciyaareedkaan More...

By admin On Monday, August 3rd, 2015
0 Comments

Arsene Wenger oo ka badiyay Mourinho Xili Arsenal ay qaaday Community Shield

02 08 2015 13 kulan kadib tababaraha Arsenal ayaa ka badiyay markan cadowgiisa Jose Mourinho ,waana markii ugu horeysay Arsene Wenger uu ka badiyo dhigiisa. Arsenal ayaa  1-0 ugu qaaday koobka Community Shield More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

Jose Mourinho “Fabregas Wuxuu Chelsea Kaga Doortay Arsenal Inuu Koobab Ku Guuleesto!”

24 04 2015 Ka hor kulanka London Derby macalin Jose Mourinho ayaa dagaal dhanka maskaxda ah ku qaaday naadiga Arsenal. Madaama uu macalinkan sheegay in bilawgii xili cayaareedkan uu Cesc Fabregas heestay labo fursad More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

Xaaladaha Dhaawacyada Kooxdiisa, Soo Laabashada Van Persie, Warka Memphis Depay Iyo Waxyaabihii Uu Van Gaal Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa’id

24 04 2015 Tababaraha kooxda Manchester United ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawacyada kooxdiisa Man United ka hor kulanka ay la ciyaari doonaan kooxda Everton.Van Gaal ayaa sidoo kale wax laga waydiiyay wararka More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

Gerrard Iyo Lampard Oo Lagu Sharfi Doonaa Wixii Ay U Soo Qabteen K/Cagta Ingariiska Ka Hor Inta Aysan Mareykanka Aadin.

24 04 2015 Steven Gerrard iyo Frank Lampard ayaa abaalmarin shaarfeeydo gaar ah ka heli doona xiriirka ciyaartoyda Ingariiska ee PAF habeenka axada, madaama ay xagaaga soo gabagabeynayaan waayahoodii dheeraa ee More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

DAAWO: Sergio Aguero Iyo Marco Reus Oo Tartan Hal Ka Hal Ah Iskaga Horyimid Dhacdo Lagu Furayay Kabo Cusub Oo Ay Shirkada Puma Soo Saartay

24 04 2015 Xidigaha kooxdaha Manchester City iyo Brussia Dortmund ee Sergio Aguero iyo Marco Reus ayaa tartan hal ka hal ah isaga hor yimid dhacdo lagu soo bandhigayay kabo cusub oo ay shamaysay shirkada qalabka More...

By admin On Thursday, April 23rd, 2015
0 Comments

Mo Farah smashes British and European 10,000 metres records at Prefontaine Classic

He had decamped to the United States in March to try to “step up to the next level” with new coach Alberto Salazar, but Mo Farah could not have dreamed the improvement would come so quickly. On what could well More...

By admin On Thursday, April 23rd, 2015
0 Comments

Van Gaal oo aaminsan Carlos Bacca inuu yahay xalka weerarka kooxdiisa.

23 04 2015 Manchester United  ayaa diyaar u ah iney soo iibsato xagaagan weeraryahanka kooxda Sevilla Carlos Bacca.Kani waa gool dhaliyaha ugu fiican kooxdan waxaana doonaya kooxo badan oo United ay ku jirto. Man More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved