Kooxda Real Madrid ayaa markeedii 11-aad ku guuleysatey Champions League (5-4)…

  29 Maajo 2016  Kooxda Real Madrid ayaa markeedii 11-aad ku guuleysatey KHY kaddib goortii ay final-kii 2-aad kaga adkaatay kooxda ay deriska yihiin ee Atl. Madrid. Real oo goolka ku hormartay waxaa daqiiqaddii 15-aad gool hobseed u ekaa u ansixiyey Sergio Ramos oo sidaa rikoodh cusub ku dhigay maaddaama uu noqday daaficii ugu horreeyey ee abid More...

by admin | Published 11 months ago
By admin On Friday, April 15th, 2016
0 Comments

Isku-aadka SEMI FINAL-ka Koobka Horyaalka Kooxaha YURUB oo lagu Dhawaaqay –

Jimco, Abriil 15, 2016 Waxaa goor-dhaw la shaaciyay sida ay isugu dhacayaan afarta kooxood ee isugu soo haray Wareegga Semi Final-ka koobka Horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League oo ay isugu soo hareen More...

By admin On Monday, December 14th, 2015
0 Comments

Isku Aadka Champions League Oo La Sameeyay Iyo Kooxo Waa Weyn Oo Isku Dhacay (Daawo Sawirada).

14 12 2015 Xiriirka Kubada Cagta Qaarada Yurub ayaa goordhaw sameeyay isku aadka 16 ka koox ee isugu soo haray tartanka horyaalada yurub ee Champions league , waxaana isku aadka la sameeyay ay qoorta isku galiyeen More...

By admin On Tuesday, September 1st, 2015
0 Comments

Garoonka Lagu Qabanayo Finalka Champion-ka Oo Lagu Dhawaaqay.

01 09 2015 Ururka kubadda cagta qaarada Yurub ayaa shaaca ka qaaday garoonka lagu qabanayo finalka Champion-ka ee xili ciyaareedka 2015/2016-ka , waxaana nasiib u helay garoonka San Siro ee magaalda Milano ee Italy Garoonkaan More...

By admin On Thursday, August 27th, 2015
0 Comments

Bayern Munich Vs Arsenal, PSG Vs Real madrid, Juventus Vs Man City Iyo Isku Aadka Heerka Group-yada Ee Champions Leaque-ga Oo La Soo Saaray.

27 08 2015 Waxaa la soo saaray isku aadka heerka Groupyada ee Champions Leaque-ga ee xili ciyaareedka cusub ee 2015/16.Kooxda horyaalka Yurub ee Champions Leaque -ga difaacanaysa ee Barcelona ayaa ku hogaaminaysa More...

By admin On Sunday, June 7th, 2015
0 Comments

Barcelona Oo Ku Guuleystay Koobka EUFA Champion Kaddib Markii Ay Ka Badisay Kooxda Juventus .

Axad, Juun 07, 2015 Kooxda Barcelona ee Dalka Spain ayaa markii Shanaad ku guuleysatay koobka UEFA Champions League, kaddib markii ay xalay 3-1 ku suul-daartay kooxda Juventus oo ay u soo wada baxeen Finalka Koobkan. More...

By admin On Thursday, May 14th, 2015
0 Comments

Juventus oo u soo baxday Finalka Champions League, xilli Real Madrid bar baro 1-1 Bernabue lagula galay.

14 05 2015 Kooxda Juventus ee reer Talyaani ayaa 12-sano kadib u soo baxday Finalka Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Uefa Champions League, kadib markii Real Madrid ay garoonkeeda 1-1 kula gashay, iyadoo Juventus More...

By admin On Wednesday, May 13th, 2015
0 Comments

Kooxda Kubadda Cagta Barcelona oo u soo baxday Finalka Koobka Horyaallada Yurub (SAWIRRO).

Kooxda Kubadda Cagta Barcelona oo u soo baxday Finalka Koobka Horyaallada Yurub (SAWIRRO). – Galable // // // Arbaco, May 13, 2015 Kooxda Kubadda Cagta ee Barcelona ayaa u soo baxday xalay finalka koobka More...

By admin On Tuesday, May 5th, 2015
0 Comments

Juventus oo hal lug lagashay finalka Championka markii ay cagta marisay Real Madrid SAWIRO.

05 05 2015 Alvaro Morata iyo Carlos Tevez ayaa quusiyey kooxda difaacanaysa horyaalnimada Championka qaarada Yurub ee Real Madrid markii ay 2 – 1 ku garaaceen garoonkooda Juventus Stadium. Biloowgii ciyaarta More...

By admin On Friday, April 24th, 2015
0 Comments

Carlo Ancelotti Oo Amaanay Kooxda Juventus Muxuusa Ka Yari Rajadooda Ah Iney Difaacdaan Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League ?

24 04 2015 Macalinka kooxda Madrid ayaa ka dalbaday kooxdiisa inry joogteeyaan qaab ciyaareedkooda ugu wanaagsan marka ay la kulmayaan koox halyeeyeedka Juventus oo aay ku kulmayaan wareega afar dhamaadka ee tartanka More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved