Xulka Chile oo xalay ku guuleystay Copa America Kaddib Markii ay ka tumeen Argentina (Sawirro).

Isniin, Juun 27, 2016  Xulka Qaranka Chile, ayaa Xalay ku Guuleystay Koobka Ameerika, kaddib markii cayaar adag ay dhex-martay iyaga iyo xulka dalka Argentina, Waxaana Rigoorayaal 4-2 ah ku qaaday Koobka xulka dalka Chile. Cayaartii xalay oo ahayd Finalkii Koobka Ameerika, ayay labada xul waxay soo ban-dhigeen Cayaaro aad u Wanaagsan, iyadoo koox More...

by admin | Published 8 months ago
By admin On Monday, February 22nd, 2016
0 Comments

ISKU AADKA COPA AMERICA 2016: Tartanka Qaramada Ameerika oo isku aadkiisa la sameey.

22 02 2016 Waxaa isku aadka Koobka Qaramada Ameerika lagu sameeyay Hammerstein Ballroom, Ney York oo ay joogeen guddiyada fulinta Woqooyiga Ameerika ee Concacaf iyo dhiggiisa Koofurta Ameerika ee Conmebol iyo dhowr More...

By admin On Thursday, June 11th, 2015
0 Comments

Copa America 2015 ? ISKU-AADKA & SAACADAHA GEESKA AFRICA.

11 06 2015 (Sandiego) 11 Juun 2015-  Waxaa caawa ka bilaaban doona garoonka ku yaala magaalada Santiago ee caasimadda dalka Chile tartankii sida weeyn loo sugayey ee Koobka Laatiin Ameerica ama Copa America 2015,kaasi More...

By admin On Sunday, May 3rd, 2015
0 Comments

Daawo Sawirada: Feerka Qarniga Oo Lagu Kala Baxay Iyo In Ka Badan 400 Milyan Doolar Oo Kasoo Xarootay Feerkan.

03 05 2015 Floyd Mayweather ayaa go’aanka dhibcaha ku garaacay Manny Pacquiao ka dib mid ka mid ah feerarkii ugu qaalisanaa abid dunida oo labada feeryahan ku dhexmaray magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka. Midkoodna More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Tababaraha Argentina Ee Gerard Martino Oo Sheegay In Aanu Halis Galin Doonin Lionel Messi Kulanka Ay Argentina La Ciyaari Doonto Xulka Qaranka Ecuador.

22 04 2015 Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Gerard Martino ayaa sheegay in aanu halis galin doonin Lionel Messi marka uu xulka qarankiisa Argentina kulanka saaxiibtinimo la ciyaarayso xulka qaranka qaranka More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved