Isku aadka Wareega Gruubyada isreeb reebka aduunka ee qaarada Africa oo la Soosaaray.

26 06 2016 Waxaa lasoo Saaray isku aadka Wareega Gruubyada isreeb reebka koobka Aduunka ee qaarada Africa Waxaana isku soo beegmey dalalka Waa weyn. Isku aadka ayaa ka kooban 5 Gruub Waxaana koobka Aduunka aadi doonta shanta dal ee Gruub kasta ugu dhibco badata kuwaas oo matali doona qaarada Africa 2018 ka koobka aduunka ee Ruushka lagu qaban. Hadaba More...

by admin | Published 7 months ago
By admin On Saturday, December 12th, 2015
0 Comments

Yaya Toure oo ku guuleystay Abaal-marinta BBC-da ee Cayaartoyda Afrika ee 2015-ka (SAWIRRO) .

Sabti, December 12, 2015 Laacibka Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo Cayaar-yahanka Kubadda Cagta Afrika ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso. Cayaaryahanka 32 jirka qadka dhexe uga cayaara xulka qaranka Ivory More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Ivory Coast oo noqotay Champio+nka Afrika SAWIRO.

22 04  2015 120- Daqiiqo oo la ciyaaray waxba waa la iska dhalin waayey waana la is mari waayey xulalka finalka usoo baxay ee Ghana iyo Ivory Coast labada kooxoodna waxay soo bandhigeen ciyaar aad loo jecleystay More...

By admin On Wednesday, April 22nd, 2015
0 Comments

Rasmi: Dalka Gabon Oo Loo Doortay Inay Mari Galiyaan Tartamada Qaramada Afrika Ee Sanada 2017 Lagu Balansan Yahay .

22 04 2015 Xiriirka kubada cagta qaarada Afrika ayaa dalka Gabon u doorteen inuu marti galiyo tartanka qaramada Afrika ee sanada 2017 lagu balansan yahay. Gudiga fulinta sare ee qaarada Afrika ayaa ku kulmeen magaalada More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved