Published On: Sat, Apr 7th, 2018

Bayern Munich oo markii lixaad oo xiriir ah ku guuleysatay Bundesliga

07 Abriil 2018. 

Bayern Munich ayaa galabta xaqiijisay horyaalka Bundesliga kaddib markii ay 1-4 uga badisay Augsburg.

Kooxda Bavarians waxaa goolasha u kala dhaliyey Corentin Tolisso, James Rodriguez, Arjen Robben iyo Sandro Wagner.

Waa koobkii lixaad oo xiriir ah ee ay horyaalka isku xejineyso Bayern Munich.

Waxaa rikoor ah in Bayern horyaalka isla gedisay iyada oo uu ka harsan yahay sagaal kulan.

SAWIRRO

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved