Published On: Tue, Oct 30th, 2018

Barcelona ayaa Gurigeeda Camp Nou xalay ku bahdishay Real Madrid oo ay ku martay 5-1.

29 Okt 2018.

Barcelona ayaa Gurigeeda Camp Nou xalay ku bahdishay Real Madrid oo ay ku martay 5-1.

Taageerayaasha Barca ayaa Caay ula soo istaagay Cayaaryahanka  ay necebyihiin ee Serigio Ramos balse Gerard Pique ayaa is hortaagay midaa.

Pique ayaa farta u taagay taageerayaasha kooxdiisa isagoo ula jeeda joojiya aflagaadada aad ku heysaan Ramos.

Labada daafac ayaa waqti dheer ka soo wada ciyaarayay xulka Spain, balse sidoo kale waqti dheer Cadow isku ahaa dhanka kooxahooda Marka ay Wada Cayaarayaan.

 

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved