By admin On Monday, December 3rd, 2018
0 Comments

Luka Modric ayaa caawa loo caleemo saaray Ballon d’Or.2018.

03 Dis 2018. Luka Modric ayaa caawa loo caleemo saaray Ballon d’Or iyadoo ugu dambeyn saaxada laga waayay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Labada laacib ayaa min shan jeer ku guuleystay Kubbada Dahabka oo More...

By admin On Wednesday, November 28th, 2018
0 Comments

DR. CALI CUSMAAN: “CABDI DHEERE HALYEEY AAN LA ILOOBI DOONIN” (VIDEO+SAWIRO).

November 21, 2018 Isboortiga waa awood wax weyn ka bedeli karta dunida aan ku nool nahay,waxay leedahay awood ay ku mideyso dadyoowga caalamka,waxay geesinimo gelisaa jiilalka soo koraayo iyadoo ka weecineyso waxyaabaha More...

By admin On Thursday, November 15th, 2018
0 Comments

C/qani Saciid Carab oo loo doortay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya.

15 .11.2018. Doorashadii 7-aad xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya ayaa ka dhacdey Magaalada Muqdisho waxaana kusoo baxay Gudoomiyihii xilkaasi soo hayey afartii sano ee lasoo dhaafay C/qani Saciid Carab oo markale More...

By admin On Tuesday, November 13th, 2018
0 Comments

Ina Lilaahi wa ina ileyhi raajicun.

2018 .11. 13 Ina Lilaahi wa ina ileyhi raajicun. Waxa hada ku dhintey magaalada Toronto Cabdi Moxamed Ciye – Cabdi Dheere cayaartoogii kubada koleyga ee xulka qaranka Somalia iyo naadiga LLPP.dhamaan Bahda More...

By admin On Tuesday, November 13th, 2018
0 Comments

DEG DEG: Solari oo si RASMI ah loogu dhiibay shaqada Real Madrid.

12 Nof 2018. Real Madrid ayaa si Rasmi ah xilka ugu dhiibatay Santiago Solari iyagoona ka saaray ku meel gaarnimada. Halyeyga Los Blancos ayaa si ku meel gaar ah u sii hayay xilka kooxda kaddib markii la ceyriyay More...

By admin On Saturday, November 3rd, 2018
0 Comments

100-kii u Sharaxnaa Golden Boy oo laga soo reebay 20-xiddig oo qura…(Waa kuwee??)

02 Nof 2018. Boqolkii xiddig ee u sharaxnaa abaal marinta Wiilka Dahabiga ‘Golden Boy’ ayaa laga soo reebay 20 laacib oo qura. Mbappe oo sanadkii la soo dhaafay uun ku guuleystay ayaa misane sanadkaan ugu More...

By admin On Saturday, November 3rd, 2018
0 Comments

Sidee loogu kala Guuleystay Golden Boy tan iyo markii la soo bilaabay?

02 Nof 2018. Warsidaha Tuttosport ayaa 100-kii xiddig ee u sharaxnaa abaal marinta Wiilka Dahabiga ka soo reebay 20-xiddig oo qura. Haddaba sidee abaal marintan horey loogu soo kala guuleystay. Halka ka EEG:  More...

By admin On Thursday, November 1st, 2018
0 Comments

Arsenal iyo Tottenham oo qoorta la isku galiyay Dhammaadka Carabao Cup.

01 Nof 2018. Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Tottenham ayaa qoorta la isku suray kaddib markii la soo saaray isku aadka wareega sideed dhammaadka ee Carabao Cup. Gunners ayaa ka soo adkaatay Blackpool halka More...

By admin On Tuesday, October 30th, 2018
0 Comments

Ogoow hal arin oo ay isku haayaan Real Madrid iyo Antonio Conte (Wax badan ka ogoow waxa ka socda Bernabeu).

29 Okt 2018   Waxaa hakad uu ku yimid wadahadaladii u dhexeeyay Real Madrid iyo tababare Antonio Conte kadib is fahan waa dhex maray labada dhinac. ABC ayaa daaha ka qaaday in wadahadalada Real Madrid iyo Antonio More...

By admin On Tuesday, October 30th, 2018
0 Comments

Barcelona ayaa Gurigeeda Camp Nou xalay ku bahdishay Real Madrid oo ay ku martay 5-1.

29 Okt 2018. Barcelona ayaa Gurigeeda Camp Nou xalay ku bahdishay Real Madrid oo ay ku martay 5-1. Taageerayaasha Barca ayaa Caay ula soo istaagay Cayaaryahanka  ay necebyihiin ee Serigio Ramos balse Gerard Pique More...

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved