Published On: Sat, Dec 2nd, 2017

Akhriso : Isku Aadka Tartanka Cayaaraha Aduunka ee sanadka 2018 lagu qabanayo dalka Ruushka.

Jimco, December, 01, 2017

Inkastoo marka la eego dalal waaweyn oo magac iyo maamuus intaba ku dhax lahaa cayaaraha ay ka hareen Tartanka Kubadda Cagta Aduunka ee ka dhacaya 2018ka dalka Ruushka, haddana wali ma xiisa la’a oo waxaa isku arki doona dalal caan ku ah Cayaaraha Kubadda Cagta.

Tusaale ahaa dalalka Portugal iyo Spain ayaa hal Group isku arki doona waana labo dal oo marka la eego si weyn uga dhax muuqda Cayaaraha Kubadda Cagta, sidoo kale waxaa Group kaliya ku wadda jira oo dalalka Argentina iyo Nigeria.

Sida ay isku Arki doonaan Wadamada ka qeybgalli doona Tartanka Kubadda Cagta Aduunka :

No automatic alt text available.

Dhacdadan Tartanka Kubadda Cagta Aduunka oo Afartii Sano mar la qabto ayaa ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn dunida ee sida weyn loo xiiseeyo, waxaana ay cayaarahan furmi doonaan sida uu qorshuhu yahay 14ka bisha June ee sanadka 2018, waxaana dalalka sanadkan aan ka soo muuqan doonin ka mid ah Italy, Holland iyo wadamo kale oo Qaarada Africa ka tirsan.

aaddka oo idil.

b4b3

b1

b b1 b2 b3b4b6b8b11b13b14b15b16b18b19b20b21b23b24b25b26b27b28b1

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved