Ururka Dhaqanka iyo Cayaarha Swedan ( SKIF)
Dhamaan dadweeynaha sharafta leh, masuuliyiinta Xiriirada basketka ee Yurub iyo waqooyiga Amerika iyo dhamaan dunida dacaladeeda kunool,
lagu wargwlinayaa in cayaarihii xagaaga Basketka Stockholm iyo shirweeynihii qurba joogta bahda kubada koleyga uu sanadkaan 2012 uu baaqday.

Sababaha uu ubaaqdayna waa cilado farsamo.
marka dhamaan bahda kubada koleyga ka codsaneynaa in aay naga raalinoqdaan. waxaana idiin balanqaadeeynaa hadii alaha awooda leh ogolaado in aan sanada danbe uu shirka basketka iyo cayaarihii basketka ee aad inooga barateen dhicidoonaan.

Gudoomiyaha Ururka SKIF 

M Hamdi Sh Ahmed

 
   
   
   
   
   
   
   
   

 Copyright 2011 Cayaaraha Dunida