HAMBALYO

        

Waxaa Sharaf weyn inoo ah hadii aan nahay Bahda ispoortiga Sweden Diaspora  in aan  Hambalyo u dirno  Gudoomiyaha Cusub ee Somaliweek 2012 C/qaadir Maxamud Yusuf (UUS) oo dhawaan lagu Magacaabay Xaafada Edmanton Green ee Magaalada London.

 Waxaa Sidoo kale Hambalyo u direynaa Gudoomiyaha Cusub ee Ururka SSAUK oo ay Caayaartoydii hore ku bahoobeen Macallin C/diraxmaan Maxamuud Guhaad (Shiino Guhaad) oo asagana dhawaan loo magacaabay Gudoomiyaha SAda 2012.

  

                   

 

       waxaa diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh

      cayaarahadunida.com

      mamushe124@hotmail.com

 

 
   
   
   
   
   
   
   
   

 Copyright 2011 Cayaaraha Dunida