![]() | ||
![]() |
Dhamaan bahda shabakaddan cayaarahadunida.com gaar ahaan tifatiraha Maxamed Mukhtaar Sheikh , iyo Dhamaan Bahda ispoortiga Sweden oo isku duuban waxay Tacsi u dirayaa C/raxmaan Maxamuud Guhaad (Shiino Guhaad) oo Walaalkiis ku geeriyooday Magaalada Afgooye,Taariikhda Markii ay eheed 21/2/2012 Saacaduna eheed 5 Subaxnimo,waxaa sidoo kale u dirayaa tacsi Xaaska Marxuumka Ruquyo Maxamed xasan iyo eheladii uu ka dhashay ayagoo ka tiiraanyeysan geeridan naxdina leh ee ku timid Xasan Maxamuud Guhaad waxa Ilaahayuga baryaynaa janadii fardawsa ahayd ka waraabiyee ayagana uu samir iyo iimaan ka siiyo. Waxaa diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh |
|