![]() | ||
![]() |
Dhamaan bahda shabakaddan cayaarahadunida.com gaar ahaan tifatiraha Maxamed Mukhtaar Sheikh , iyo Dhamaan Bahda ispoortiga Sweden oo isku duuban iyo halyeeyada magac iyo Maamuus ku leh isboortiga oo ku kala nool North America,iyo Yurub, Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan cayaaryahankii weynaa ahna wakiilka Sweden arimaha farsamada XSK Bashiir Jeenyo oo Hooyadiis Allaha u naxariistee Marxuumad Xaawo Cali Guleed oo dhawaan ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ee dalka Somaaliya Maanta oo ay Taareiikhdu Tahay 15/5/12 waxa Ilaahay uga baryaynaa janadii fardawsa ahayd ka waraabiyee ayagana uu samir iyo iimaan ka siiyo. AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin SWEDEN 1)Bashiir Jeenyo 2) Maxamed Muuse 3) ibraahim Galbeyte 4) Xamdi Sheikh Axmed 5) Yoonis Galbeyte 6) Abuukar Deeqow (Boos Caato) 7) Abuukar Cabdulle (dhabarey) 8) Xasan Gella 9) Raage Meeryaa 10) Cabdirashiid Doobka 11) Low 12) Cabdi Hunguufo 13) Sacad Cumar Geedi 14) Cabdi Maxamuud Cabdulle(Cabdi Cadde) 15) Axmed Sabreye Gaabow 16) Wali Maallim Shaaciye 17) Feysal Makaraan 18) Afrax Dheere 19) Ciisa Dheere 20) Cabdull 21) Tariig Egoy London 1) Shiino Guhaad 2) Xaaji Ereg Jeenyo 3) Xasan Faarax (Joon) 4) Cabdullqadir Garweyne 5) Maxamed Sheikh 6) Qardhaas 7) Miski Cumar Cusmaan 8) Liil Aadan Shido 9) Shukri dhalbaas 10) Safiyo Nero 11) Naley 12) Daahir Cali Kulmiye 13) Cabdulqaadir Islow 14) Cabdi Axmed 15) Maxamed Xaaji Cali 16) C/qaadir Cali Geedi 1) Dr. Cali Cusmaan Cali 2)Tababare Ibraahim Suudaani 3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin 4)Aweys Muse Arbow(Aweys Fuundi) 5)cabdulqaadir xasan cadde(Caydiid Jeenyo) 6)Jaamac Cali(Jaamacey) 7)Yuusuf Marshaale 8)Cabdicasiis Xaaji Giftin 9)Cabdicasiis Axmed Mahdi 10)Maxamed Muslimiin 11)Maxamed Cusmaan Loolow 12)Cumar Calasow Raaghe 13)Daahir Cusmaan Faarax(Daahir Gacamey) 14)Zakariya Maxamed Maxmuud(Baliila) 15)Tababare Cabdulqaadir Xaaji daahir(Sheekha) 16)Cabdihodan Afrax 17)Amin Caamir MMaxamed 18)Cabdulaahi Nuur Kolombo 19)Cabdulaahi Xirsi Cabdi 20)Axmed Nuur Maxamed xaashi(Seyga Ruushka) 21)Axmed Cabaas Busuri 22)Abukar Mxamed Mursal 23)Isaaq Jiley(Isaaq Dheere) 24)Sucaado Diiriye 25)Cabdijabaar IImaan 26)Abukar Maxamed Maxamuud(Abukar Shiino) 27)Cabdi Cali Warsame(Cabdow Cali) 28)Cabdulqaadir Khaliif Xirsi(Biini) 29) Cabdirisaaq Maxamed 30) Abukar Abshir Waxaa diyariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh |
|