![]() | ||
![]() |
TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO. Dhacdo kasto oo wanagsan ee soo marta taarikhda waxa loo tiriyaa in abaabulkeeda ay leeyihiin shaqsiyaad leh garasho wacan doonayana in ay ka galaan taarikhda baalasheeda dahabiga ah,waxana shaqsiyaadkaasi abaalkooda uu noqonayaa in mar kastaba aysan ka go'in xusuusta jiilalka soo koraayo,waxayna mudan yihiin in magacyadooda lagu keydiyo matxafyadda si ay u daalacdaan dhaliyaradda soo koreysa.
MAAMULKA Horseed 1) Farax Sindako/ Garsoore 1)Cusmaaney 2) Nuur Jeenyo 2) Saciid Darmaan 3)Maxamed cali Xasan 3) Waabare 4) Axmed Dheere 4)Cabaas Axmed Yaaquub 5)Xaaji Cabdulle 5) Baasi 6)Subeer jeele 6)Aweys Kism 7)Abanuur Abati Sh. Halyey 7)Shariif Cabdulle 8) Cabdinuur waasuge 8)Xuseen Dheere 9)Samsam 10)Xuseen Ducaale Garsoorayaasha 1) Xuseen Maalin Bariir 2) Saalax Dameeri 3) Yaxye Shuceeb 4) Maxamed Axmed Madadaal
TABABARAYAASHA 1)Cumar Cagaweyne D.Hoose 2)Axmed Negro 1) Silsila 3)Macalin Garaare 2) Baasay 4)Macalin Kobey 3) Baasuweyd 5)Maaxi Macxalin 4) Mustaf Axmaar 6)Macalin Ayuub 5) C/qaadir C. Raage 7)Cabdi Nageeye 6)Xuseen Gabeley 8)Maxud Teeri 7)Maadey 9) C/qaadir Yaxye 8)Aasbaro 9)Caamir 10)Isaaq 11)Camey
CIYAARTOY Jeenyo 1) C/laahi Sheikh Abuukar (Ayuub) 2) Sariif Kaneeco 3) ooyaaye GAADIIDKA 4) C/laahi Hiraabe 1) Sheikha (Takabaan) 5) Ismaaciil Garile 2) Cali Jiinow 6) Khadar 3) Cali Jacfar 7) Cumar Afweyne 4) Maclow 8) Qalaaye Sheikh Maxamed 5) Shancad 9) Siid Xasan Madbacadda FIAT 1) Xasan Neero 1) C/raxmaan Uusqayaamo 2) Elvis 2) Shukri 3) Bashiir Abshir Dhoore 3) Wiinkey 4) kaah 4) unaanow 5) Suufi Weyne 5) cali yuusuf 6) Gaabshe 7) Jimcaale Maxamed Xaayow Waxool Batroolka 1) Muuse Boondheer 1) Gaabshe 2) Abuukar Shiino 2) BashiirTuumbe 3) C/qaadir Shire 3) Amxaar 4) Caano 4) Yuusuf Xalaal 5) Boqol 5) Kadiila 6) Cali Cadaawe 6) C/laahi M. Xaaraaye 7) Baajuuni Sancada 1) Ismaaciil Malaaq (Wareejiyow) Badda 2) Saalax Jiinow 1) Jamaal 3) Ismaaciil Afaare 2) Maqmaq 4) Cabdi Dheere 3) Cumar Jirde 5) Salaad Macquul 4) Cali Afrax 6) Faarax Macow 5)Kimaani 7) Caadey 6)Xuseen Xasan 7)Muuse Axmed Walaalayaal waxaan idiinka codsaneynaa intii aan helmaamnay oo aad ogtihii xaqiiqda noo soo sheegay nooguna soo dira websedka Cayaarahaseden, sida K/Kolayga, K/Gcanta, Cayaaraha Fudud, Teeniska Dheer,K/Miiska,Cidii wax saaid ah ku dareyso ha soo gudbiso wabsedka aan kor ku soo sheegnay. Mahadsanidiin.
Waxaa Diyaariyay Maxamed Mukhtaar Sheikh
|
|