Published On: Sat, Nov 3rd, 2018

100-kii u Sharaxnaa Golden Boy oo laga soo reebay 20-xiddig oo qura…(Waa kuwee??)

02 Nof 2018.

Boqolkii xiddig ee u sharaxnaa abaal marinta Wiilka Dahabiga ‘Golden Boy’ ayaa laga soo reebay 20 laacib oo qura.

Mbappe oo sanadkii la soo dhaafay uun ku guuleystay ayaa misane sanadkaan ugu cad cad, balse weli ma dhicin in xiddig ku guuleystay abaal marintan uu markale ku guuleysto.

Tuttosport ee bixisa Golden Boy ayaa aalaaba doorbida inay siiso xiddig Cusub halkii ay ugu celin lahayd mid horey u qaaday.

Kaliya xiddigaha dhashay wixii ka dambeeya 1-da Janaayo 1998 ayaa ku tartami doona abaal marinta Golden Boy ee sanadkaan waxaana u coddeyn doona oo dooran doona 30-saxafi oo ka kala socota daafaha Yurub.

EEG 20-ka xiddig ee isugu soo haray abaal marinta Golden Boy:

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved